Masuuliyiinta Gobolka Hawd Oo Baaq iyo Qaylo dhaan ka soo saarey Abaaraha ka jira Gobolka Hawd

Masuuliyiinta Heer Gobol iyo Heer Degmo ee Gobolka Hawd Oo ka Dayriyey Xaalada Abaareed ee ka jirta Deegaanada kala duwan ee Gobolka Hawd,waxayna Baaq qaylo dhaana u direen Xukuumada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka