Maxay salka ku haysaa booqashada Zelensky ee Germany?

BERLIN —
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo socdaallo ku maraya Yurub ayaa markii ugu horeysay tan iyo duulaankii Ruushka ee dalkiisa waxaa uu booqday dalka Jarmalka oo ka mid ah dalalka ka taageera Ukraine Militariga iyo dhaqaalaha.

Haddaba socdaalka Zelensky ee Jarmalka iyo waxa uu salka ku hayo, waxaa warbixintan ku eegaya Ridwaan Xaaji Cabdiwali oo VOA uga soo warramay London.