Halkan ka akhriso “Maxkamada Ciidamada qaranka, darajadeeda koowaad ayaa dil toogasho ah ku xukuntay.”

Maxkamada Ciidamada qaranka, darajadeeda koowaad ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Dable Axmed Cabdi Cabdilaahi oo Arbacadii toddobaadkii hore ku dilay magaalada Lawya-caddo ee Gobolka Salal Saddex Xadhigle Khadar Maxamed Caynaanshe( Xabeeb) oo ka tirsanaa Ciidanka Ilaalada Xeebaha JSL.

Geesta kale badhasaabka Gobolka Awdal iyo maayirka Degmadda Boorama ayaa , iyaguna dhankooda ka hadlay go’aanka maxkamada.

 

 

Xigasho:SLNTV

Bandhige@gmail.com