Munaasib Balaadhan oo Lagu Mideeynayo Awooda Qurbajooga ayaa lagu qabtay magaalada London

Munaasib Balaadhan Oo Aan Nooceeda Hore Loo Arag Oo Lagu Mideeynayo Awooda Qurbajooga Si Loo Tolo Dildilaaci Iyo Xanaftii Ka DhalateyDorashooyinkii Madaxtinimada Somaliland 2017 Ayaa Lagu Qabtey Magalaada London.

Munaasibadan ayaa Waxaa Kasoo qayb galey Masuuliyiin Kasocda sadexda Xusbi Qaran Ee Somaliland iyo Badi haldoorka Ku Dhaqan dalkan UK.

Hoos ka daawo muuqaalka warkan: