Munaasibad loogu diyaar garoobayo xuska maalinka dhalashada Nebigeennii Muxamed Naxariis iyo nabad-gelyo korkiisa ha ahaate ayaa lagu qabtay magaalada Arabsiyo.