Munaasibad si weyn loogu soo dhaweeyey Maayarka Gabiley ayaa ka dhacday Stockholm, Sweden

Jaaliyadaha Somaliland ee Sweden, gaar ahaana Jaaliyadda Gabiley ayaa si weyn u soo dhawaysay maayarka Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo safar ku jooga Sweden.

Jaaliyadda gobolka Gabiley ee Sweden ayaa lagu tilmaa jaaliyadaha ugu firfircon kuwa Somaliland ee Yurub.

Hoos ka daawo xaflad la isku arkay oo lagu qabtay magaalada Stocholm.