FIFA oo ay baryahan dambe hadheeyeen eedaymo musuqmaasuq oo shaqada lagaga joojiyey Madaxweyne Step Blatter, xoghayaha guud Jerome Valcke iyo Guddoomiyaha UEFA Micheal Platini ayaa wada qorshe ay dib ugu dhigayaan doorashada Madaxweynenimo ee FIFA oo lagu wado in qabsoomto bisha Feberwari sannadka soo socda.
Musharaxa madaxtinimada FIFA Amiir Cali Bin Xuseeen oo u dhasay dalka Urdun ayaa ka soo horjeestay goโaanka dib u dhigista doorashada, taas oo uu ku sheegay in ay dib u dhac doorashaduu keenayo xasilooni darro dheeraad ah oo soo wajahda FIFA iyadoo ay dulhoganayaan eedaymo musuqmaasuq.
Blatter iyo Platini oo shaqada laga joojin muddo 90 maalmood ah ayaa waxay racfaan ka qaateen shaqo joojintaas.
Dhinaca kale, waxa berrito la qabanayaa shir aan caadi ahayn oo ay isugu imanayaan xiriirka kubbadda cagta ee Yurub ( UEFA ).
Hoos ka akhriso warar hore oo kan la xidhiidha:
Baadhitaannadii FIFA oo la filayo in ay galaaftaan xubno iyo ururro hor leh
Xoghayihii FIFA oo shaqadii laga joojiyey eedo musuqmaasuqna loo jeediyey
Ninkii labaad ee Afrikaan ah ayaa isku sharaxay jagada madaxweynenimada FIFA
FIFA oo magacowday madaxa dib- u-habaynta iyada oo ay dul hoganayaan eedaymo musuqmaasuq
Micheal Platini waxa uu ku dhawaaqay in uu u sharaxan yahay madaxweynaha FIFA
Wakhtiga ay dhacayso doorashada FIFA oo la cayimay
Madaxweyne-Xigeenkii hore ee FIFA wuxu iska difaacay eedaymo musuqmaasuq
Eedaymaha musuq-maasuq ee FIFA oo galaaftay madaxii xidhiidhka kubbadda cagta Bolivia
FIFA waxay xayiraad maamul saareen guddoomiyihii xidhiidhka CONCACAF Blazer
Maraykanku wuxu Iswiisarlaand ka dalbaday in ay u gacangeliso saraakiishii FIFA ee la xidhay
Booliska Caalamiga ahi wuxu FIFA ka xanibay 24.4 milyan oo Doollar
FIFA oo dib u dhigtay kala-xulidda waddamada u tartamaya martigelinka Koobka Adduunka ee 2026-ka
Caddaymaha musuq-maasuqa ee soo ifbaxayaa FIFA miyay gilgili doonaan mise way gambin doonaan?
Xubin ka mid ah Guddidii Fulinta ee hore ee FIFA ayaa qirtay eedaymo laaluush