Muxaadiro: Dhaqan celis mise dhaqan barid – Talooyin ku socda Soomaalida qurbaha, Sheekh Siciid Cali Axmed

 

Dhaqanka carruurta in la baro inta ay yaryar yihiin ayaa ka haboon in marka ay koraan ee ay nolasha ka dhacaan la isku dayo in la toosiyo.

Barmaamijkani waa kii laabaad ee aan ku eegayno mawduucan dhaqqn celinta, waa talooyin aan u soo jeedinayno waalidiinta, macalimiinta, masaajidada iyo hoggaanka Soomaaliyeed ee qurbaha degan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka muxaadiran oo dhammaystiran:

bandhige@gmail.com