Muxaadiro: Hoggaanka wanaagsan iyo ka xun keebaan rabnaa (Waxa soo jeedinaya: Sheekh Siciid Cali Axmed)

Halkan waxaanu idiinku soo gudbin doonaa muxaadiro ka hadlaysa hoggaanka wanaagsan iyo ka xun kay ummaddu rabto.

Mushkiladaha Muslimiinta iyo in badan oo ka mid ah wadamada loo yaqaan dunida sadexaad haysata waxa ka mida mushkiladaha hoggaanka wanaagsan oo dunidu isku dhaafeen.

Halkan hoose ka daawo muxaadiradan ku saabsan hoggaanka wanaagsan iyo ka xun:

 

bandhige@gmail.com