Waa barmaamijkii 3aad ee barmaamijyo 4 ah oo aan kaga hadlayno noocyada dhaliinyarad Soomaalida ee qurbaha degan. Barmaamijkii labaad waxa aan ku soo bandhignay nooc ka mida noocyada sadaxda aha ee an u qaybinay dhaliinyarada (Xaqa Diide).Barmaamijkan waxa aan kaga hadlayno nooca labaad oo aan u bixinay Xag-jire.
Daawasho wacan :