Muxaadiro: Qisadii ninkii walaalkii ku yidhi Allah janada kuma galin doono โ€“ Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.11aad

 

In uu qofku wax aanu garanyn ku hadlaa waa danbi laga yaabo in uu mararka qaarkood sabab u noqdo in uu qofku naarta galo. Qisada maantu ee Qisooyinka uu Nebigu (csw) ka sheekeeyay waxa ay hadlaysaa laba nin oo uu midi inkasta oo uu cibaado badnaa uu haddana saaxiibkiis uu ku yidhi hadal u horseeday in uu Allah naarta galiyo. Qisada labadaas nin iyo arrimaha laga faa’iidaysan karo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka muxaadirada oo dhammaystiran:

bandhige@gmail.com