Muxaadiro: Qisadii Raahibkii “Xerow” khamriga cabay iyo danbiyadii uu ku dhacday โ€“ Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.20aad

 

Khamriga Illaahay xikmado badan ayuu u xaarantimeeyay. Qofku hadduu khamri cabo caqligii ayaa doorsooma, kadibna waxay u badan in uu sameeyo ficil kasta oo xun. Qisdan oo ah sii 20-aad ee Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay, waxaynu ku soo qaadan doonaa nin raahib (xerow) ahaa oo ummaddihii inaga horeeyay ka mid ahaa oo khamri cabayay iyo natiijadii ka dhalatay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka muxaadirada oo dhammaystiran:

bandhige@gmail.com