Muxaadiro: Qur’aanka iyo Raadayntiisa (Waxa soo jeedinaya Sheekh Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan-Rakuub)

Sheekh Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan-Rakuub waxa uu ka mid yahay culimada da’da yare e isku xilqaamay in ay dhallinta u soo gudbiyo barashada diinta iyo wacdiga ku saabsan soonka iyo axkaamta xajka oo aanu hore halkan ugu daabacnay.

Daawasho wacan: Mucaadirada Qur’aanka iyo Raadinaytiisa oo uu soo jeedin doono Sheekh Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan-Rakuub.

Halkan hoose ka daawo muxaadiradii oo dhamaystiran:

Wixii su’aalo aad qabto waxa aad kala xidhiidhi kartaa Sheekh Cabdirisaaq cabdirisaaqafrican@hotmail.com