Nin Oromo ah oo gabadh yar ku qashay duleedka Burco

Inan yar oo afar jir oo lagu magacaabo Xamda Cabdi Xasan oo haatan maydkeedu yaalo cisbitaalka Burco ayaa waxa qashay nin Oromo ah oo haatan ku xidhan xabsiga dhex ee Burco.

Dhacdadan ayaa waxay ka dhacday tuuladda Wadhan oo waxyar dhinaca waqooyiga Burco.

Dhacdadan ayaa noqonaysa in dhacdo aad u fool xun oo soo wajahday carruurta, inkastoo aanay warbixin dheeraada laga helin xaalada ninka ayaa wali waxa baadhis booliska Burco.

Halkan hoose ka daawo warka dhacdadan:

 

bandhige@gmail.com