Norway: Xaflad Balaadhan Oo Jaaliyadda Norway Ku Maamuusen La-taliyaha Madaxweynaha Amuura Dibadda

Jaaliyadda reer Somaliland ee Dalka Norway ayaa Xaflad Wayn oo maamuus Sharafeed ah u sameeyay La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arrimaha dibadda, Madane Cabdoo axmed aayir, xafladaas oo ahayd mid il yartu is qabatay islamarkaana ka qabsoontay, Magaalada OSLO ee Caasimadda Dalka Norway,