Qisooyinka Qur’aanka, Sheekh Siciid Cali Axmed Q1aad

Qisooyinka Qur’aanku waa barmaamij maalinle ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Qur’aanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’iidaysan karno.

Halkan hoose ka daawo qaybtii koowa, daawo wacan: