Taariikhda rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga. Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa’iidaysan karno haddii aan si fiican u dhuuxno. Bishan Ramadaanta ee sannadkan waxa aan idin la wadaagi doona barmaamijyo kooban oo ka mida qisooyinka qaar ka mida ragaas iyo dumarkaas.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka barnaamijkan:ย
bandhige@gmail.com