Haddii aad waydo nasasho iyo hurdo kugu filan, isla markaana aad tahay qof madax ah oo shaqo badani u taallo goor kasta oo noloshiisa ah, waa iska caadi in aad ku dhex gama’do markarka qaarna ku dhex khuuriso goobo caam ah. Sidoo kale waa iska caadi in suxufiyiintuna kula gaadaan kamaradoodda si ay u muujiyaan xaaladda nafsiyeed ee aad ku sugan tahay.
Hoos ka daawo madax dunida caan ka ah oo ta dhexe galay iyagoo shirar caalami ah ka qayb-galaya.
- Ra’iisal-Wasaare Berluskooni wuxu gam’ay isagoo ka qayb-galaya xafladdii 150-guurada midnimada talyaaniga 2011-kii
- Ra’iisal-Wasaaraha Japan Shinzo Abe iyo wasiirkiisii maaliyadda oo shirkii miisaaniyadda qaranka ku dhex gam’ay 2013-dii
Xigasho: CNN