Sepp Blatter oo shaqada laga joojinayo muddo 90 maalmood ah

Madaxweynaha FIFA Sepp Blatter oo hore iskaga casilay jagada Madaxweynimada FIFA, kana tagi tagi lahaa shaqada sannadka dambe horaantiisa ayaa waxa shaqadii ka joojiyey Guddiga anshaxa ee FIFA.

Guddigan ayaa ku taliyey in shaqada si ku meel gaadh ah looga joojiyo Sepp Blatter.

Sidoo kale Xeer-ilaaliyaha Guud ee Iswisarland ayaa ku furay bishii hore dacwad musuqmaasuq Sepp Blatter, ka dib markii saraakiil ka tirsan FIFA loo xidh xidhay eedaymo musuqmaasuq.

Dhinaca kale Maraykanka ay aka dalbaday Iswisarland in ay ku soo wareejiso baadhitaanada dacwadaha musuqmaasuq ee FIFA.

FIFA ayaa waxa la soo daristay sumcad daro weyn ka markii eedaymahani soo baxeen.

Hoos ka akhriso warar hore oo kan la xidhiidha:

Shariikadihii FIFA maalgelin jiray, Coca Cola iyo McDonaldโ€™s, waxay ku baaqeen in Sepp Blatter dhakhso isku casilo

Baadhitaannadii FIFA oo la filayo in ay galaaftaan xubno iyo ururro hor leh

Xoghayihii FIFA oo shaqadii laga joojiyey eedo musuqmaasuqna loo jeediyey

Ninkii labaad ee Afrikaan ah ayaa isku sharaxay jagada madaxweynenimada FIFA

FIFA oo magacowday madaxa dib- u-habaynta iyada oo ay dul hoganayaan eedaymo musuqmaasuq

Micheal Platini waxa uu ku dhawaaqay in uu u sharaxan yahay madaxweynaha FIFA

Wakhtiga ay dhacayso doorashada FIFA oo la cayimay

Madaxweyne-Xigeenkii hore ee FIFA wuxu iska difaacay eedaymo musuqmaasuq

Eedaymaha musuq-maasuq ee FIFA oo galaaftay madaxii xidhiidhka kubbadda cagta Bolivia

Iswisarlaand oo gacanta u gelisay Maraykanka 7 ka mid ah saraakiisha FIFA ee loo haysto musuq-maasuqa

FIFA waxay xayiraad maamul saareen guddoomiyihii xidhiidhka CONCACAF Blazer

Maraykanku wuxu Iswiisarlaand ka dalbaday in ay u gacangeliso saraakiishii FIFA ee la xidhay

Guddoomiyaha xidhiidhka kubadda cagta Laybeeriya wuxu ku dhawaaqay in uu u sharaxan yahay madaxweynaha FIFA

Booliska Caalamiga ahi wuxu FIFA ka xanibay 24.4 milyan oo Doollar

FIFA oo dib u dhigtay kala-xulidda waddamada u tartamaya martigelinka Koobka Adduunka ee 2026-ka

Caddaymaha musuq-maasuqa ee soo ifbaxayaa FIFA miyay gilgili doonaan mise way gambin doonaan?

Xubin ka mid ah Guddidii Fulinta ee hore ee FIFA ayaa qirtay eedaymo laaluush

Fadeexadda eedaha musuq-maasuq ee FIFA waxay gaadhay heerkii u sarreeyey, ma laga noqon doonaa martigelintii Koobka Adduunka ee Qadar iyo Ruushka?

Sepp Blatter wuxu sheegay in Faraansiiska iyo Jarmalku farogeliyeen codayntii xulista marti-gelinta koobabka adduunka ee 2018 iyo 2022

 

bandhige@gmail.com