Sh. Siciid Cali Axmed: Qisaddii gabdhii sirtii Hijrada lagu aaminay- Rag iyo dumar taariikhada raadeeyay

Taariikhada rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga. Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa’idaysn karno hadii aan si fiican u dhuuxno. Bishan Ramadaanta ee sanadkan waxa aan idin la wadaagi doona barmaamijyo kooban oo ka mida qisooyinka qaar ka mida ragaas iyo dumarkaas. Kani waa barmaamijkii 8aad ee barmaamijyadaas. Fadlan hadaad waqti u hesho halkan ka daawo siina fidi.