Sheekh Aadan-siiro wuxu fariin u diray Kominshanka Doorashooyinka Somaliland

 

Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waa weyn ee dalka ayaa waxaa uu fariin adag u diray kominshanka doorashooyinka Somaliland .

Sheekh ayaa kominshanka ugu baaqay in doorashada ay dhawaan qaban doonan ay u qabtaan si cadaalad ah isla markaana masiirka dalkani uu gacantooda ku jiro wakhti xaadirkan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com