Sheekh Rashiid oo uu dhalay Madaxweyne-xigeenka Imaraadka Carabtu ayaa ku geeriyooday Dubay

Sheekh Rashiid Bin Maxamed Bin Rashiid Al Maktoum oo ah wiil uu dhalay madaxweyne-xigeen, ahna Raysal Wasaaraha Imaaraadka Carab Sheekh Maxamed ayaa maanta ku geeriyooday Dubay ka dib markii uu wadnuhu istaagay.

Sheekh Rashiid ayaa ahaa ciyaartoy aad u xiiseeyn jiray ciyaarta fardaha.

Maamulka Dubay ayaa ku dhawaaqay saddex cisho oo baroor diiq ah.

bandhige@gmail.com