Sheekhii danta danyarta ka hor mariyay dantiisa

Qisadani waa qisadii 12 aad ee qisooyinkii aan ugu tala galay bisha Ramadaanta. Culimadii hore waxa ay ahaayeen qaar markasta xusuusta danta dan yarta aan haysan cid u hadasha. Qidadani waxa ay tusaale u tahay sida ay marar badan ay baahida dadka dan yarta iga hor marin jireen dantooda. Waa qiso ay cibro inoogu jirto dhamaanteen. Hadaad awoodo walaalahaaga kale sii gaadhsii…

Sh. Siciid Cali.