Shirgudoonka Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta xarunta golaha ku soo dhaweeyey Ergada Dhaqanka ee ka timiday magaaladda Muqdisho

Shirgudoonka Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta xarunta golaha ku soo dhaweeyey Ergada Dhaqanka ee ka timiday magaaladda Muqdisho, kuwaasi oo Guurtida booqasho iyo salaan ugu yimiday.

Gudoomiyaha Golaha Guurtida ayaa uga war-bixiyey hanaanka ay soo martay nabadaynta Somaliland, doorkii guurtidu ku lahayd iyo sida ay maanta uga go’an tahay sidii nabad loogu soo dabaali lahaa magaaladda Laascaanood.

bandhige@gmail.com