Shirkadda diyaaradaha ee Uganda Airlines oo dhawaan duulimaad cusub ka bilaabaysa Hargeysa

Shirkada diyaaradaha ee Uganda Airline ayaa waxa ay qorshaynayaa inay duulimaadyo ka bilowdo garoonka diyaaradaha ee cigaal international airport sida uu sheegay agaasimaha Uganda Airlines Crownwell Muleya.

Wuxuu sidoo kale xusay in siddeed duulimaad oo cusub ay ku dari doonan jadwalkooda oo ay kamid yihiin waddo Kinshasa, Zanzibar, Asmara ee Eritrea, Hargeysa Lusaka, Harare, Johannesburg Jabuuti iyo Addis Ababa.

Bandhige@gmail.com