Shirwaynaha Qalinlayda JSL Ayaa Lagu qabtay Magaalada Hargaysa

Shirwaynaha Qalinlayda jamhuuriyada somaliland oo lagu qabtay magaalada hargaysa ayaa lagaga hadlay qodobo muhiim ah oo ay kamid yihiin sidii loo hurumarin lahaa bahda qalinlayda jsl isla markaasna kor loogu qaadi lahaa akhriska iyo qoraalka.

Halkan hoose ka daawo muqaalka warkan oo dhamaystiran.

Bandhige@gmail.com