Somaliland: Ciidanka Illaalada Xeebaha Oo Heegan Ugu Jira Difaaca Dhibta Ka Imankarta Qalalaasaha Yeman

Taliyaha Ciidanka ilaalada Xeebaha somaliland ayaa sheegay in ciidanka xeebuhu heegay ugu jiro difaac dhibaatooyinka ka imankara rabshadaha dalka yamen..