Somaliland waxa markii ugu horraysay laga hirgaliyay Warshad lagu farsameeyo Hilibka Digaagga

 

Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa waxa markii ugu horraysay laga hirgaliyay warshad laga soo saaro hilibka digaaga, iyadoo wakhtiyadii hore hilibka digaaga laga keeni jiray dalka dibaddiisa. Arrintan ayaa lagu sheegay in looga maarmi doono hilibkii digaaga ee dalka dibaddiisa laga keeni jiray.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com