Somaliland waxa si weyn looga xusay 18ka May

Waxa maanta dhammaan gobollada Somaliland si weyn looga xusay sannad-guurada 27aad ee ka soo wareegtay maalintii ay Somaliland xorriyadeeda kala soo noqotay Somaliland. Dadweynaha Somaliland ayaa isku soo baxay iyagoo ku lebisan calanka Somaliland muujinayana sida ay ugu hanweyn yihiin maalinta qiimaha u leh Somaliland. Hoos ka daawo warbixin faahfaahsan oo Telefishanka HCTV diyaariyey.