“Somaliland waxay ku Socotaa Nidaamkii Kali Taliska” Cabdiraxman cirro

Gudomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADANI mudane Cabdiraxmaan cirro ayaa tilmaamay in somaliland ay ku socoto jihadii kali-talisnimada.

Muuqaalka warkan oo dhamaystiran halkan ka daawo:-