Somaliland Y-PEER waxay kulan u qabteen dhallinyaro dhamaysatay xirfadaha nolosha

 

Hayada Somaliland Y-PEER ayaa waxa ay soo qabanqaaabisay kulan loo qabtay 40 dhallinyaro ah. Kulankan oo ka dhacay magalada Hargaysa ayaa u jeedadiisu ahayd sii talooyin dheerada, tilmaamo iyo dhiiri galin loo siin lahaa dhalinyaradan oo tababaro hore ku qaatay xarunta YPEER ku leeyahay magalaada Haraysa.  Tababaradan oo lagu gaadhay 40 dhallinyaro ah ayaa waxa iska kaashaday Y-PEER, Wasaaradaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Waxbarashada iyo Shaqogelinta iyo Arrimaha Bulshada.

Tababaradan waxaa maal galinaysa Hayada Helsink Deconia Institute oo ka jirta wadanka Finaland iyada oo deeqda lacageedna la helaysa Wasaarada Arrimaha Dibedda ee Finland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalkan:

bandhige@gmail.com