SONYO waxay ku wareejisay Guddoomiyaha Gobolka Awdal deeq loogu talo-galay taakulaynta dadka ay saamaysay duufaantii Sagar 

 

Dallada Dhallinyarada Heer Qaran ee Somaliland ee SONYO waxay ku wareejisay Guddoomiyaha Gobolka Awdal deeq loogu talo-galay taakulaynta dadka ay saamaysay duufaantii Sagar.

Deeqdan ayaa waxay isku jirtay bustayaal, caywo, timir iyo bacayaha roobka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com