Sooyaalka Taariikheed Ee Idaacadda Qur’aanka Kariimka Ee Radio Hargeisa

Muuqaalkan waxa aad ku daawan doontaa warbixin dhamaystiran oo laga diyaariyay Sooyaalka Taariikheed Ee Idaacadda Qur’aanka Kariimka Ee Radio Hargeisa.