Tababar muddo seddex cisho ah u socday masuuliyiin ka tirsan degmooyinka dalka ayaa lagu soo gaba-gabeeyey Magaalada Berbera.