Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL ayaa taliska Guud ee Ciidanka Qaranka ku qaabilay Safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland

 

Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Sareeye Gaas Nuux Ismaacil Taani ayaa taliska Guud ee Ciidanka Qaranka ku qaabilay Safiirka Ethiopia u fadhiya Somaliland Ambassador Dalil kadir Bushra oo uu wehelinayo u qaybsamaha difaaca (Military attache).
Taliyaha Ciidaanka Qaranka Somaliland IYo Safiirka Ethiopi a ee Somaliland ayaa waxa ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashan lahaa Xoojinta Amniga, Labada Wadan Kulan u jeedkiisu ahaa is barasho safiirka cusub.
bandhige@gmail.com