Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL sarreeya gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa kormeer hawleed ku tagey guutooyinka fadhigoodu yahay Qorilugud iyo Maygaagle.

Taliyaha ayaa wali ku guda jira kormeerkii ahaa dhiirigalinta, garab istaaga Ciidanka uu Taliyaha u yahay iyo Difaaca Qaranka JSL, ayaa wali ku guda jira gudashada waajibaadkiisa shaqo.