Taliye ku-xigeenkii ciidamada Asluubta Somaliland General Fooxle ayaa ku geeriyooday magaalada Hargaysa

Allaha u naxariisto’e waxa magaalada Hargeysa ku geeriyooday General Cabdiraxmaan Liibaan  Fooxle taliye ku xigeenkii ciidanka Asluubta Somaliland.

 

Marxuum General Fooxle ayaa kahor intii aan madaxweyne Biixi u magacaabin xilkan waxaa uu sanado badan ahaa taliye xigeenkii ciidanka booliska Somaliland , isagoo lagu xasuusto inuu dhismaha ciidanka qeyb weyn ka qaatay maadama oo uu kamid ahaa saraakiisha aqoonta durugsan u lahaa hawlaha ciidamada.

 

Bandhige@gmail.com