Tartanka ciyaaraha gobollada Somaliland oo soo gaba gabeeyey wareegiisii koowaad ayaa waxa maanta fooda isku daray labada gobol ee Hawd iyo Dhaadmadheed ayaa waxay ku guushu ku raacday Daadmadheedh oo ku bahiyey 2:1.
Kadib markii ciyaartu dhamaatay ayaa waxa isku dhacay taageerayaal taageersan gobolka Hawd. Isku dhacaasi ayaa waxa ku dhintay 2 qof halka dhaawacuna kor u dhaafay 10 qof.
Tirada dhaawaca ayaan wali si rasmi ah loo garan karin balse waxa wali la keenay dhaawaca cusbitaalka guud ee Hargeysa.