“Telefishanka Qaranku markii horeba wuu balaadhnaa, Idaacadiina Ilaa 7 FM oo midiiba tahay 200kw ayaa dalka lagu baahiyay todobaadkan” Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta.