Ururka Hablaha Suxufiyiinta ee Wija ayaa tababar saddex maalmood u socda u soo gabagabeeyaay 30 Saxafi oo tababarka qaadanaayaay.