War-saxaafadeed: Marxuum Yoonis Cali-Nuur aaskiisu wuxu ka dhacayaa London Jimcaha, 27-Jul-2018

Warsaxaafdeed Ogeysiis Aaska Maraxuun Yonis Ali Nur Oo Kadhacaya
Magalada LONDON jimce 27-Jul-2018.

London (SLNTV) waxaa kadhacaya magalada LONDON dalka Boqortoyada
Ingriiska Aaska Marxuun Yonis Ali Nuur taarikhdu markay tahay jimce
27-Jul-2018 saacdu tahay 14:20 duhurka xabaalha adreeskoodu yahay.

Cementary Address:

Gardens Of Peace-Five Oaks.

1-2 Five Oaks Lane Chigwell

1G7 40P.

Wixii faahfahina kala soo xidhiidh wasaarada warfaafinta Dhaqanka iyo
Wacayigalinta Somaliland Xafiiska Dibeda London UK.

Address:

Crown House North Circular Road NW10 7NP.

Tel 44 7494125612

Wariye A/Karim Muse(Dalmar).