Warbaahinta Qaranka ayaa war-bixin ka diyaarisay dhaam-biyoodka cusub ee Xukuumadu ka hirgelisay magaalada Caynaba kaasi oo Bulshadu kaga raysan doonto Biyo yaraantii ka Jirtay deegaankaasi.