Wasaarada Dhallinyarada iyo Ciyaaruhu waxay tababar u qabatay dhalinyarada degan xaafada Daami ee magalaada Hargeysa

 

Wasaarada Dhallinyarada iyo Ciyaaruhu waxay tababar u qabatay dhallinyarada degan xaafada Daami ee magalaada Hargeysa, tababarkan ayaa waxa lagu qabtay hudheelka Summer Time.

Tobobarkan waxa uu socday  ayaa waxa uu socday hal maalin, tababarkan waxa iska kaashaday Wasaarda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyo Hayada Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha dadweynaha ee magacadeed loo soo gaabiyo UNFPA.

Ujeedada Tobabarkani oo ku saabsan sidii Dhalinyarada loogu wacyigalin lahaa dhibaatada Xanuunada Taranka Caafimadka iyo HIV/AID ku u leeyahay bulshada.

Agaasimaha waaxda Dhallinyarada ee Wasiirka wasaarada Dhalinayrda iyo Ciyaaraha waxa uu dhalinyadii tobabarka qaadatay kula dardaarmay in ay la wadaagaan aqoonta ay halkan ka barteen saaxiibadood iyo dhallinta kale ee degan xaafada Daami.

Sidoo kale Dr. Cabdirisak Barako ayaa waxa uu sharaxaad dheeraadka ka siiyey dhallinyarada ahmiyada uu caafimaadka taranku u leeyahay dhallinyarada.

bandhige@gmail.com