Wasaarada Waxbarashada Somaliland waxay ruqsadii kala noqotay 7 Dugsi Sare

 

Wasaarada Waxbarashada Somaliland ayaa 7 Dugsi Sare Kala Noqotay Ruqsadii ay ku shaqaysanayeen, sidoo kalena waxay shaaciyeen liiska dugsiyadaasi iyo sababta keentay in lagal noqdo ruqsada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com