Wasaaradaha Shaqo-gelinta, Gaashaandhigga iyo Hay’adda Shaqaalaha ayaa wadajir u qabtay kulan lagu gorfaynayo siyaasadda hawlgabka qaranka

Kulan laba Cisho Socon doona oo ay Ka Soo Qayb galeen Wasaaradaha Shaqo gelinta,Gaashaandhiga iyo Hay’ada Shaqaalaha dawlada oo lagu gorfaynayo Dhamaystirka Siyaasada Iyo Xeerka Hawl-gabka Qaranka ayaa Maanta lagu qabtay Huteelka Damal ee Caasimadda hargaysa.

Shirkan Waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqo gelinta,Arrimaha Bulshada iyo Qoyska ayaa waxaa ka qayb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo gelinta,Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha dawlada Iyo Gudoomiyaha Machadka Tababarka Shaqaalaha dawlada.

Shirkan Waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqo gelinta,Arrimaha Bulshada iyo Qoyska ayaa waxaa ka qayb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo gelinta,Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha dawlada Iyo Gudoomiyaha Machadka Tababarka Shaaqaalaha dawlada.

Ujeedada Kulankan laba maalmoodka ah ayaa salka ku haya sidii loo dhamaystiri lahaa dhamaystirka siyaasada iyo xeerka hawlgabka qaranka oo faa’iido weyn u leh dalka maadaama lagu xaq siinayo shaqaalaha gaadha da’da hawlgabka Sidoo kale waxa uu Xeerkani jaangoynayaa in sanad kasta lagu xisaabtamo shaqaalaynta cusub oo ah buuxinta shaqooyinkii ay ka baxeen dadka hawlgabka galay iyo qaadashada Shaqaale Cusub.
Waxaana Madashii furitaanka Kulankaasi ka hadlay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo gelinta,Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Maxamed Cilmi Aadan Mohamed Aden, Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha dawlada Sharmaarke Axmed Muxumed Geelle iyo Gudoomiyaha Machadka Tababarka Shaqaalaha dawlada oo iska daba maray sida ay muhiimka u tahay inuu meel maro xeerkan hawlgabka qaranka oo marxalado kala duwan soo maray.

Waxaa kale oo halkaasi ka hadlay Madax iyo Mas’uuliyiin kale oo Tilmaamay in la dhamaystiro xeerkan hawlgabka qaran.Kulan laba Cisho Socon doona oo ay Ka Soo Qayb galeen Wasaaradaha Shaqo gelinta,Gaashaandhiga iyo Hay’ada Shaqaalaha dawlada oo lagu gorfaynayo Dhamaystirka Siyaasada Iyo Xeerka Hawl-gabka Qaranka ayaa Maanta lagu qabtay Huteelka Damal ee Caasimadda hargaysa.

Shirkan Waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqo gelinta,Arrimaha Bulshada iyo Qoyska ayaa waxaa ka qayb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo gelinta,Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha dawlada Iyo Gudoomiyaha Machadka Tababarka Shaqaalaha dawlada.

Shirkan Waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqo gelinta,Arrimaha Bulshada iyo Qoyska ayaa waxaa ka qayb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo gelinta,Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha dawlada Iyo Gudoomiyaha Machadka Tababarka Shaaqaalaha dawlada.

Ujeedada Kulankan laba maalmoodka ah ayaa salka ku haya sidii loo dhamaystiri lahaa dhamaystirka siyaasada iyo xeerka hawlgabka qaranka oo faa’iido weyn u leh dalka maadaama lagu xaq siinayo shaqaalaha gaadha da’da hawlgabka Sidoo kale waxa uu Xeerkani jaangoynayaa in sanad kasta lagu xisaabtamo shaqaalaynta cusub oo ah buuxinta shaqooyinkii ay ka baxeen dadka hawlgabka galay iyo qaadashada Shaqaale Cusub.
Waxaana Madashii furitaanka Kulankaasi ka hadlay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo gelinta,Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Maxamed Cilmi Aadan Mohamed Aden, Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha dawlada Sharmaarke Axmed Muxumed Geelle iyo Gudoomiyaha Machadka Tababarka Shaqaalaha dawlada oo iska daba maray sida ay muhiimka u tahay inuu meel maro xeerkan hawlgabka qaranka oo marxalado kala duwan soo maray.

Waxaa kale oo halkaasi ka hadlay Madax iyo Mas’uuliyiin kale oo Tilmaamay in la dhamaystiro xeerkan hawlgabka qaran.