Wasaaradda Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo Magaalada Baligubadle ka Furay Tartan Ciyaareed kala duwan

Wasiirka Wasaarada Dhalinayarada Iyo Ciyaaraha Somaliland oo ay weheliyaan Masuuliyiinta Heer Gobol iyo Heer Degmo ee Gobolka Hawd ayaa  magaalada Baligubdle ee Xarunta Gobolka Hawd kaga qaybgalay  Furitaanka Tartan Ciyaareedo  Isku Jirta Kubada Cagta iyo Oradada   5km oo ay Hirgalinayso Wasaarada Dhalinayarada Iyo Ciyaaraha Somaliland.