Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha JSL ayaa maanta tababar ufurtay 30 dhalinyarro ah oo ka kala socday ururada dhalinyaradda Iyo xarumaha barakayaasha Hargeysa

Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha JSL ayaa maanta tababar ufurtay 30 dhalinyarro ah oo ka kala socday ururada dhalinyaradda Iyo xarumaha barakayaasha Hargeysa , tababarkan oo ku saabsanaan doonaa samaynta kaambaynka wacyigelinta bulshada ee ku saabsan yaraynta rabshadaha dhalinyaradda iyo ka qayb qaadashada nabadda iyo amniga.

Tababarkan oo ay ka faaidaysan doonaan 30 dhalinyarro oo ka kala socday ururada dhalinyarada ayaa waxaa uu usocon doonaa muddo 2 cisho ah, iyada oo intaasi uu socdo lagu bari doono dhalinyaradaasi sida kaambaynada waxtarka leh loo sameeyo ee ay kamid tahay wacyigelinta bulshada iyo yaraynta rabshadaha.

bandhige@gmail.com