Wasaaradda Shaqadu maxay ka tidhi dhallinta Qadar loo qaaday?

 

Wasaaradda Shaqado-gelinta iyo Arrimaha Qoyska Hinda Jaamac Xirsi ayaa waxay maanta ka hadashay dhallinyaro la sheegay in ay Qadar u qaatay askar.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com