Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska JSL ayaa maanta soo qaban qaabisay shirka wada tashiga hirgelinta qoondada beelaha laga tira badanyahay

Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland ayaa maanta soo qaban qaabisay shirka wada tashiga hirgelinta qoondada beelaha laga tira badanyahay.

Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland ayaa maanta soo qaban qaabisay shirka wada tashiga hirgelinta qoondada beelaha laga tira badanyahay.

waxaana madashaas goob joog ka ahaa wasiirka wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Marwo Hinda jaamac xirsi Gaani agaasimaha guud ee wasaaradda.

Wasiirka wasaarada dhalin yarada iyo ciyaaraha, Wasiirka wasaaradda xidhiidhka golayaasha, Wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta, agaasimaha guud e wasaaradda ganacsiga.