Wasiirka Wasaaradda Arrimahada Guddaha Maxamed Waran Cadde ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda China. Kulanka aya wasiirka arrimaha Guddaha ku wehelinayey Wasiirka Warshadaha Shucayb Maxamed Faarax.
Wasiiradda iyo xunbaha weftiga ayaa ka wadahadlay sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka saaxiibtinimo iyo horumarka labadaย dal, iyadoo abada dal ee China Iyo Somalilandย ย uu ย ka dhaxeeyo xidhiidh saaxiibtinimo oo guun ahi .
Wasiirka Arrmaha Guddahaiyo weftgan ย oo muddo hal saacauu qaatay shirkoodu ayaaย isla qaatay sidii loo dardar galin lahaa xidhidhka labada dhinac.